Ciidamada Dowlada oo dilay Kooxdii Hoobiyaasha ku Weerartay Dhuusomareeb (Sawirro)

Ciidamada milatariga dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in duleedka magaalada Dhuusomareeb ku dileen dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo la sheegay in xalay hoobiyaal ku weerareen magaalada Dhuusomareeb. Milatariga Soomaaliya oo si deg deg ah ugu baxay goobta hoobiyaasha laga soo tuuray ayaa la sheegay in ay dileen sadex nin oo katirsanaa kooxda Al … Continue reading Ciidamada Dowlada oo dilay Kooxdii Hoobiyaasha ku Weerartay Dhuusomareeb (Sawirro)